Xidhiidhka kubada cagta ee yurub ayaa shaaca kaqaadey shaxdii ugu fiicneyd wareega sideed ee champions leaga

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ayaa shaaca ka qaaday shaxdii ugu fiicnayd ee wareegii 8-aad ee tartanka Champions League, kaas oo ay Real Madrid guusha ka gaadhay Brest oo ay saddex gool oo nadiif ah ku gaadhay, halka Barcelona ay barbaro la gashay Atalanta ciyaar xiiso badan oo kudhamaatey 2-2.

Shaxda ayaa waxaa ku jiray daafaca Barcelona Ronald Araujo iyo goolhayaha Real Madrid Thibaut Courtois, waxaana ay ahaayeen sidan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *