
Waxaa caawa jira kulan aad u adag oo derby ah kaas oo ay wada ciyaaridoonaan kooxaha Real Madrid iyo Attlatico Madrid .
Waxkata oo kusaabsan kulanka caawa:
Saacada : 11:00
Garoonka : santiago Bernabeu
Garsooraha kulanka: Sota Grado
Tabiyaha ciyaarta : Hassan Caydaruus .
Taageerayaasha caalamka ayaa caawa indhaha kuwada haya kulanka weyn ee ay kudagaalamayaan labada kooxood ee deriska ah ( madrid derby) .
Midkasta waxa ay rabtaa inay guul muhiim ah ay gaarto si ay hogaanka uqabato , inkastoo hada Real madrid ay kuhogaamineysoh hogaanka 1 dhibic oo kaliyah , hadana midkasta oo caawa badisa ayaa waxa ay kadhigantahay , in ay hogaanka lawareegeysoh .
Kooxda Real madrid waxaa kamaqnaan doona xiddigo aad umuhiimsannn oo ay kamid yihiin difaacyada Antony Rudiger , Eder millitao , iyo Dani carvarjal .
Waxaa sidookaleh tababrka kusoolaabtey Edward camavinga . Lucas Vas , Belligham , iyo kylian mppe , oodhamaantood seegey kulankii ugu danbeeyey ee copa Delery .
Dhanka kaleh kooxda Atlatico Madrid waxa aya haysataa safkeeda oo dhameystiran oo xoogan , waliba sanadkan kujirta qaab ciyaareed fiican dhamaana ay kuwada jirto tartamada oodhan.
GGOBAHA DAGAALKA EE ISHA LAGU HAYO
Waxaa isha aad loogu hayaa xiddiga reer france ee kylian Mppe oo goolal badan udhaliyey kooxdiisa xilli ciyaareedkan inkastoo ooo uu kubilawdey bilowgiisii si gaabsi ayaa waxa uu hada kulamadii ugudanbeeyey uu heley qaab ciyaaareedkiisii lagu yqaaney sidokaleh Rodrigo asna kulamdii ugu danbeeyey kooxda caawinayey ayaa isna isha lagu hayndoonaaa caawa.
Hadaan eegno dhinaca kaleh ee Attlatico madrid waa kooxda ugu daafacashada adag xili ciyaareedkan oo goolal yar laga dhashey ayaa waxaa weerarkeeda aad is kufahmeen xiddigah Jullian A lvarez , Antony Grizman iyo dhamaan xiddigah kaleh ee kagarab ciyaaaryah .
Hadaba taageere waxaan yaaa isleedahay cawa waa ay badinaysaa labadan kooxoood , saadaashaadu waa noo muhiim .