Wax ka ogo shanta xidig ee ugu sareysah Gool Dhalinta Uefa Champions Leaga

artanka gooldhalinta  Champions League xilli ciyaareedkan ayaa galay meel aad u xiiso badan, iyadoo ciyaartoy badan ay dhaliyeen goolal muhiim ah, waxaana hogaanka u haya Robert Lewandowski oo weerarka uga ciyaara kooxda Barcelona.

Lewandowski oo hoggaaminaya

Xiddiga reer Poland ee Lewandowski ayaa dhaliyay 9 gool, taas oo ka caawisay inuu ku naalloodo kaalinta koowaad ee gooldhalinta Champions League. Waxaa ku xiga xiddiga Barcelona ee Raphinha, oo leh 7 gool, halka Vinicius Junior oo ka tirsan Real Madrid uu kaalinta badaan ku cidhiidinayo Raphinha.isna wuxuu dhaliyay 7 gool.

ADVERTISEMENT

Ciyaartoyda ugu sarreysa tartanka

Tartanka gooldhalinta waxaa sidoo kale ku jira ciyaartoy caan ah oo ka tirsan kooxo kala duwan, kuwaas oo dhammaantood ku tartamaya horyaalka ugu sareeya ee Yurub.

Ciyaartoyda ugu sarreeysa gooldhalinta Champions League:

  • Robert Lewandowski (Barcelona) – 9 Gool
  • Serhou Guirassy (Borussia Dortmund) – 9 Gool
  • Raphinha (Barcelona) – 7 Gool
  • Vinicius Junior (Real Madrid) – 7 Gool
  • Julian Alvarez (Atletico Madrid) – 6 Gool
  • Antoine Griezmann (Atletico Madrid) – 6 Gool
  • Jonathan David (Lille) – 6 Gool

Xiisaha tartanka ayaa sii kordhaya, iyadoo ciyaartoyda iyo kooxaha ay isku hayaan gooldhalinta ugu sareysa ee koobka Champions League

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *