
Xalay waxaa soo xirmay suuqa kala iibsiga ee bisha january ilaa laga garayo dhamadka siisonka, halka kooxa qaar ay aad uga fa’ideysteen suuqa inta uu furnaa kuwo kalana uu suuqa ku xirmay.
Arsenal ayaa kamid ah kooxaha uu suuqa ku xirmay oo donayay weeraryahayn, waxayna leyihiin waxan isku diyarinayna suuqa xiga ee dhamadka siisonka halka ay kooxdu hada qabto dhaawacyo.
Sidoo kale waxaa suuqa ka faa’ideysatay Man City oo ku bixisay aduun lacageed dhan 200M, waana kooxda ugu abdan ee lacagaha ku bixisay suuqa. waxayna xalay la soo saxiixdeen ciyaaryan kale oo la yiraahdo Nico Gonzalez, Lacag dhan 62M.
Kooxadee Ayay Aheed Tan Ugu Badan Ee Lacagaha ku Bixiyay Suuqii Xirmay Xalay?
Waaxa la soo saaray liiska kooxaha ugu badan ee ku lacagah suuqa kala iibsiga ee xirmay xaly waxaana ugu saraysa Man City :
- MAN CITY = 218.0M
- Al- NASSR = 77,0M
- RENNES = 72.75M
- PSG = 70.0M
- AL-AHLI = 59.0M
Waa Kee Ciyaaryahnka Ugu Qalisanaa Ee Suuqii Kala Iibsiga Ee Xirmay Xalay Lagu Qaatay?
Sidoo kale waxaa la soo saray liiska ciyaar yahankii ugu qalisana ee laga iibsaday suuqii xirmay xalay waana JOHN DURAN oo Aston Villa 77M uga iibisay Al-NASSR:
- JOHN DURAN = 77.0M
- OMAR MARMOUSH = 75.0M
- KHUICHA KVARATSKHELIA = 70.0M
- NICO GONZALEZ = 60.0M
- XAVI SIMONS = 50.0M
Halka aygana koxaha kale sida Tottenham, Aston Villa, Ac Milan, Crystal Palace, Dortmund iyo Juve ayay ayagana la waregeen ciyaarayahno intaas ayaan ugu muhiimsana suuqii xirmay xalay.