
Kooxda Barcelona ayaa waxa ay diirada koox usaareysey inay xiddigaheda da yarta ah ee kooxda jooga ay heshiish cusub kasaxiixato ,maalmahan danbe kooxaha horyalka saudi arebia ayaa waxa suuqa aad ugalinayaa lacago waali ah taas oo ay kaga affuubanayaa xiddigaha kadhela horyalada waa wayn iyaga oo kuso jiidanayah mushaharaad aad ubadan , sidaa awgeed kooxaha kadhisan horyalada yurub ayaa iyana dhankooda kujira inay xiddigahooda ugu muhiimsan ay ilashadaan iyqga oo heshiish wakhti fog ah oo qanadaraaskooda laguburburinkaroh aad uqaligareeyey.
kadib shaley markii barcelona ay Pedri kasaxiixatey heahiish gaadhaya ilaa june 2030 , Hadana waxaa heahiish cusub usaxiixay xiddiga khadka dhexe ee reer spain Pablo Gavi kaas oo kamidah xiddigaha kooxda ugu muhiimsan , waxaynq kasaxiixatey heshiish wakhti fog ah oo gadhayah june ilaa 2030.
Gavi oo ah xiddigaha kado baxay kuliyada lamasia ayaa mudo Hal sano ah ama kqbadan kumaqnaa dhawac jilibka Kaso gadhey , balse hada xaladiisu aya sowanagsanatey , tababare Hans Flick oo kulamadii udanbeeyey kutiirsana Xiddigan ayaa u arka in uu wakhti fog kudagalamikaroh da yarka khadka dhexe ee Pablo Gavi.