
Ciidanka militeriga Israel ayaa waxay shegeen inay dileen nin ku soo furay rasaas meel u dhow tuulada Tayasir ee dhulka la haysto ee daanta galbeed. waxyna sheegeen in ninka rasaasta ku soo furay uu ku dhintay xabadihii la isku ridayay.
Qaar kamid ah warbahinta Israel waxay sheegtay in tirada ku dhawacmay ay garayaan sideed qof, labo kamid ah ay xaladoodu aad u xuntahy.
The Times of Israel oo ah barta wararka waxay qortay in ninka hubeysan ay u suurta gashay inuu galo friisin milatary oo ku dhagnaa bar kantralo.
Ninka werarka soo qaday ayaa waxa la sheegay inuu haysatay xogta saxda ah ee dhaqdhaqaaqa ciidamada iyo halka ay ku sugnayeen.
Ururka islaamig Jihaad waxay tagereen werarkaas oo ay ku tilmameen inuu yahy fal geesinimo, waxay shegeen inay sii socondoonto ilaa laga adkanayo kuwa xooga ku hysata wadankeena.