Dhakhtar Sameeya Qaliinka Oo Kufsaday Bukaanadisa Wakhti Ay Ku Jireen Xalada Suuxdinta

Dhakhtar la yiraahdo magaciisa Joel Le Scouarnec, oo da’diisa ay tahy 73sano jira ah, aya waxa lagu edeeyay kufsi 299 caruur ah oo kamid ah bukanadiisa, laga soo bilaabo 1989kii ilaa 2014kii. magaalada Brittany oo ah Gobolka Waqooyi Galbeed ee Wadanka Faransiiska, waana maxkamadyntii ugu darneed ee dhibatayn caruurta ah ee soo marta tariikhda Faransiiska, ayaa ladonaya in bishaan dhexdeeda ah la soo taago Maxkamada.

Dhakhtarka ayaa qirtay eedaymaha qaarkood halka uu iska diiday qaar kamid ah eedaymahaas. Maxkamada ayaa ka dhacaysa Vannes oo kutaala isla Gobolka Waqooyi Galbeed ee Wadanka Faransiiska kadib baritaano uu samenayy boliska sanado badan.

Qaar kamid ah bukanadiisi hore oo hada jira da’da qaangaarka ah ayaa sheegay inay xasuustan dhakhtarkan oo taatabanaya isagoo ugu dhexqarinayo baritaanada cafimaad ee uu usamenayayy.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *