Dani Olmo Oo Ka Soo Kabsaday Dhaawac Diyaarna Uah Ciyaarta Barcelona Ee Caawa La Leedahay Valencia.

Dani Olmo ayaa ka soo kabsaday dhaawac, waxaana uu diyaar u yahay inuu ka qayb qaato…

Heshiiska Harry Kane ee Bayern Munich waxaa lagu daray qodob fasax oo dhaqan galaya sanadka 2026.

Harry Kane wuxuu heshiis afar sano ah la saxiixday Bayern Munich bishii Agoosto 2023, isagoo kaga…

Marcelo: Halyeyga Real Madrid iyo Fluminense oo Xirfaddiisa Ku Soo Gabagabeeyay Koobab Cajiib ah

Marcelo, difaacii reer Brazil ee cajiibka ahaa, ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu ka fariistay…

Lisandro Martínez oo Soo Gaaray Dhaawac ACL ah, Manchester United oo Xaqiijisay

RASMI: Lisandro Martínez, difaac muhiim ah oo ka tirsan Manchester United, ayaa soo gaaray dhaawac culus…

Willian oo Dib ugu Soo Laabtay Fulham, Qandaraas Cusubna Saxiixay

Willian ayaa dib ugu soo laabtay kooxda Fulham isaga oo saxiixay qandaraas ilaa dhamaadka xilli ciyaareedka.…

Gavi oo seegi doona ciyaarta berri kadib dhaawac soo gaaray

Tababaraha Barcelona, Hansi Flick, ayaa xaqiijiyay in Gavi uusan diyaar u ahayn kulanka ay kooxdiisu la…

Hansi Flick: “Aad baan u jecelahay kooxda Barcelona”

Tababaraha FC Barcelona, Hansi Flick, ayaa muujiyay sida uu ugu qanacsan yahay shaqadiisa kooxda, isagoo si…

Flick Oo Xaqiijiyay In Szczesny uu yahay Goolhayeha koobaad Ee Barcelona

Tababaraha Hansi Flick ayaa xaqiijiyay in Wojciech Szczesny uu yahay goolhayeha koobaad ee kooxda Barcelona, isagoo…

John Obi Mikel Oo Dhaleeceeyay Nicolas Jackson, Kooxda Chelsea Iyo Saxiixyada Ay U Baahan Tahay

John Obi Mikel, oo horey uga tirsanaa Chelsea, ayaa dhaleeceeyay Nicolas Jackson, isagoo sheegay in Jackson…

Chelsea Oo Isku Dayday Inay Ka Hor Istaagto Mathys Tel, Laakiin Xiddiga Ayaa Doortay Spurs

Chelsea waxay isku dayday inay ka hor istaagto amaahda Mathys Tel oo uu ku socotay Tottenham…