Dagaal culus ayaa saaka ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, wuxuuna u dhexeeyaa ciidamadda maamulka…
Category: Politics
Masar ayaa diiday qorshaha Madaxweynaha Trump ee ahaa in Mareykanka uu la wareego gacanta Gaza
Wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa maanta magaalada Qaahira kula kulmay ra’iisul wasaaraha maamulka Falastiin, iyadoo labada…
Netanyahu oo ka jawaabay soo jeedinta Trump ee ku aaddan in Mareykanku uu gacanta ku dhigo Marinka Qasa
Soo jeedinta Trump ee ah in Mareykanku uu gacanta ku dhigo Marinka Qasa, Netanyahu ayaa ku…
Xamaas oo ka jawaabtay hadalkii Trump ee ku saabsan in Mareykanku uu maamulo Qasa
Ka dib markii Trump uu qabtay shir jaraa’id oo ka dhacay Aqalka Cad, isagoo sheegay inuu…
Dagaal xooggan oo dhexmaraya ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Jubbaland ayaa ka curtay Gedo
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa xaqiijinaya in saaka dagaal culus uu ka socdo degmada Baardheere,…
Trump: Iran looma oggolaan doono in ay yeelato hubka nukliyeerka ah.
Markii la weydiiyay Trump cunaqabateynta Iran, wuxuu sheegay inuu si weyn uga soo horjeedo in cunaqabateyn…
Ku xigeenkii hogaamiyaha Daacish ayaa ku dhintay duqayntii Mareykanka ee Puntland ka dhacday
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in Mareykanku bixiyey amarka duqaynta ka dhacday buuraha Cal-Miskaad ee…
Donald Trump: Gaza ayaa sabab u ah dhimashada Falastiiniyiinta
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, oo ka hadlayay qorshaha dhismaha magaalo cusub iyo raritaanka shacabka Gaza, ayaa…
Trump ayaa shaaca ka qaaday rabitaankiisa ah in Mareykanku la wareego Gaza oo uu dib u dajiyo Falastiiniyiinta
Donald Trump ayaa ku dhawaaqay isbeddel siyaasadeed oo taariikhi ah oo la xiriira mowqifka Mareykanka ee…
Donald Trump Oo Sheegay Inuu Xiraayo Hay’ada USAID
Waa hay’ad laga leeyahy wadanka marekanka waxaana la asaasay 1960kii taasi oo ah barnaamijyada gaarka ah…