João Félix oo ku biiray AC Milan Ayaa Soo Bandhigay Lamberka Uu Xiranayo

João Félix ayaa ku soo biiray AC Milan suuqii kala iibsiga ee xirmay isagoo qaadanaya heshiis amaah ah oo lix bilood ah oo laga soo qaaday Chelsea.

Félix wuxuu xiran doonaa funaanadda lambarka 79 ee AC Milan, taasoo isla lambarkii uu ka haystay Benfica sannado ka hor!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *