Netanyahu oo ka jawaabay soo jeedinta Trump ee ku aaddan in Mareykanku uu gacanta ku dhigo Marinka Qasa

Soo jeedinta Trump ee ah in Mareykanku uu gacanta ku dhigo Marinka Qasa, Netanyahu ayaa ku tilmaamay inay tahay fikrad “mudnaan leh oo u baahan in si gaar ah loo eegto.”

Wuxuu intaas ku daray in Israa’iil ay diiradda saarayo sidii ay u hubin lahayd in Qasa aysan khatar ku noqon doonin amniga dalka.

Netanyahu ayaa sidoo kale sheegay in Trump u arko Qasa mustaqbal ka duwan, isagoo raaciyay Waxaan u maleynayaa inay tani bedeli karto taariikhda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *