
Kooxda real madrid ayaa dhabar jab weyn soogaadhey kadib markii laxaqiijiyey xiddigaha qaar ineysan ciyaari karin kulanka koobka boqorka ee habeen danbe . dhaawacyada ayaa laga soo sheegey xiddigaha belligham jiyo kylian mppe taas oo ay usii dheertahay inuu rudiger horey ugu dhaawacmay kulankii espanyol oo guuldarada xanuunka badan ay kusoo gaadhey savtidii ee kadhacay magaalada barcelona .
waxaa sidookaleh laxaqiijiyey in David alaba oo soo kacay dhawaan oo daqiiqada gaadhayah 15 daqiiqo uu saftey uu hadana dhawac kumaqnaa , isagoo waliba sidookaleh mudo sand ah ujiifey dhawwac ACL ah .
Real madrid oo taban maalmood gudaheed kudheelaysah kulamo go aminayah xilli ciyaareedkeeda ayaa aad u ga walwalsan dhawacyadan hagardaminayah kooxdan iyagoo waliba aan suuqa journey galin .
Xaalada kooxda ayaa aad uliidata waxayna maridoontaa real madrid imtixaan ay adagtahay in ay ka gudubto ama ay ubaahantahay in ay kagdubto si ay ubadbaadiso xilli ciyaareedkeeda .