Cristiano Ronaldo Oo Maanta Sheegay Inuu ku Biiri Rabay Barcelona Kahore Man United

Maanta waxaa macquul ahan laheed in Messi iyo Ronaldo ay hal team usoo wada ciyaari lahayeen, Ronaldo ayaa yiri Barcelona wey i rabtay inta aan Man United ku soo biirin lkn sannad kadib waxaa ku soo biray man United oo ila soo wareegtay, hadaysan Man United imaan laheen manta waxaan ahaan lahaa ciyaaryahayn Barcelona ah.

Sidoo kale wuxuu yiri “waan jeclahay ku ciyaarida gegada ciyaaraha ee camp nou ‘kaamnuu’. Wuxuu ku soo sameyay dabaal daga caanka calm down oo ah is dajiya wuxuu yiri wey iku horiyeen wey i caayeen balse waan jeclahay ayuu yiri camp nou” .

Sidoo kale wuxuu kahadlay uuna yiri ” aniga waxaan ahay abid kii ugu fiicaa oona dhamaystirna kubada cagta, ninkii dhahana ma ahan been ayuu shegay ayuu yiri lkn waxaa iska dhihi kartiin ayuu yiri Pelé, Maradona ama Messi, wana fahnsanhy micnaha wana xushmeynaya midaas go’aankiina adinka isaka leh lkn kaasi waa aniga ayuu leyahy”

Asaga oo hadalkiisa sii wato ayuu yiri” Qofka dhahayo horyaalka MLS ayaa ka fiican horyaalka sacuudiga ee SPL ma aha qof banooniga wax ka yaqaana weyna iska cadahay ayuu yiri in horyalka sacuudiga uu ka shidanyahy midka maraykanka, lkn aniga iyo Messi waxaa naga dhaxeeya xiriir health ah oo uu ula jeedo mid wanagsan”.

Waxaa kale oo lawaydiiay inuu kubada ka fariisanayo madama uu hada galayo da’da 40 sano, wuxii yiri “aniga ma dhawi wali waan sii wadaa 2 sano oo kale”.

Ogowna da’da 39 sano jir inta uu ku jiray wuxuu soo dhaliyay 50 Gool, iminkuna wuxuu maraya 923 gool, waana arki dona labdaan sano waxa uu ku dhamaysto madaama uu rabo inuu 1,000 gool gaaro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *