
Manchester city ayaa kudhawaaqdey khadka dhexe ee kooxda FC Porto kaas oo ay kudaba joogtey maalmihii lasoo dhaafey ,. Kooxda mancity ayaa aad uraadineysay bedelka Rodri ayaa waxa ay u aragtaa in uu xiddigan badalikaroh .
Mancity oo xaley xasuuq kubadeed loogu geystey garoonka Flay emarates statdium , ayaa suuqa kusoo xidhey xiddig khadka oo ubdalikarah sida ay u aragto .
Saxiixan mabadali karaa rodri mise wuxuu noqon doonaa mid ku fashilma?
Nico gonzales wa xiddig aad u cajiibah oo khadka dhexe kufiican waliba bboska daafaca ah .
Waxa ay laga soo bixiyey lacag aad ubadan oo gaadhaysa 60M oo euro ah .