
Kooxda Barcelona ayaa galabta soogaleysa waxayna aad ugu bahantahay kulanka inay guul muhiim ah gaarto . maadaama xaley ay kuftey kooxda ay xifaaltamaan ee real madrif , taas oo guul daro aad uxanuun badan kala kulantey kooxda reer catalania ee Espanyol.
macalinka kooxda Barcelona ayaa kusoogaley shax adag isaga oo raba inuukafogaadoh . guuldaro lama filaan ah iyo waliba barbar dhac taas oo ay kunoneysoh dhabar jab iyo inay dayacaan fursad ay hogaanka kusoo yareeyaan .
Weeraryahanda ugu goolasha badan yurub marka la iskudaro , wax qabadka ila hada ay sobandhigeen saddexleyda weerar ee barcelona ayaa isha ;aguhayndoona maanta sida ay usii wadaan goolashooda marka ay garoonka kujiraan.
hadaba shaxda macalinka uu kulanka kusogaley waa :
gool haye w szczesny
dafaca pau cubarsi , Arojo , balde . iyo lounde
khadka dhexe Gvi , pedri , marc casado
weerarka lewandweski , lamin yamal , iyo Raphinha
Waa kulan muhiim ah maadaama xalay madrid laga badiyay.