
wawaxaa caawa kulan wayn oo aad uxamaasad badan iskaga hor imanayah labada kooxood oo kamida kooxaha ugu waawayn horyaalka egland ama sidokaleh kooxaha kubada cagta . kulanka oo ah kulan aad uxiiso badan ayaa waxa uu kadhacayaa garoonka kooxda kubada cagta arsenal ee flay emartes s.
faahfaahinta kulanka
artanka: Premier League
Garoonka: Emirates Stadium, London
Taariikhda: Axad, 2-da Febraayo
Saacadda: 7:30PM/Habeen-nimo Xilliga G.afrika
Kooxda arsenal ayaa waxaa kamaqnaan doona afar ciyaaryahan oo muhiim u ah kooxda oo kal ah : BEN white , bukayo saka , gebrail jesus iyo daafac midig ee Tomiyasu . sidokaleh waxaa shaki kumiraa goolhayah koowaad ee arsenal ee David raya .
Dhanka kaleh ee ee kooxda Mancity waxa ay waa yidoonaan xiddigo aad umuhiim aha oo ka,id yihiin: Rodri oo xili horeba kamaqnaa xili ciyaareedkan iyo labada daafac ee R. Dias iyo Nathen ake , sidookaleh Jermu doko ayaan diyaar u anyn ciyaartan .
labada kooxood waxa ay aad ugu baahanyihiin guulo oo ay midkastaba rabto inay gaadhaan .
arsenal oo rabta inay farqiga hogaan ay soo yareysoh ayaa guul ay maanta Mancity kacawineysaa inay horyaalka ku cidhiidhiso kooxda Liverpool oo hogaanka kuraxaysanaysa xilli ciyaareedkan . halka kooxda Mancity ay aad ugubaahantahay inay kaalmaha hore xajisato ugu yaraan ay uso dhawaato kaalinta 2aad.