
kulankan galabta waxa fooda isdarayah laba kooxood oo midkasta hadaf ugaara uudoonayoh ,midna inay hogaan siidheereysato midana booska afraad inay soo gadho
wa kulan aad iyo uxamaasad badan .taageerayasha caalamka ayaa isha kuwada hayah kulankaan
kooxda martida looyhay ayaa wacdaro kadhigaysah sandkan horyaalka iyadoo kooxaha waawayn intabadan sowada garacdey ,halka liverpool ay thay boqorada sanafka ugu cadcad horyaalka oo dooneysa inay sii dherwystaan hogaan