DEGDEG: Marcos Rashford oo kadegaya Aston villa, waa heshiish noocee ah?

marcos Rashford ayaa shandadiisa kaqaatey kooxda Manchesr United , kadib markuu heshiish amaaha ugubiirey dhigeeda kooxda ay xifaaltamaan ee aston villa .

heshiishkan waa qaab noocee ah ?

Heshiishka waa qaab amaaha mdo inta kadhiman xilli ciyaareedkan , xidigan ayaa siwayn ugu dhibanaa mMan uited oo aan lasafin dhamaan klamo gaadhayah 12 isaga iyo macalinka kooxda oo ay soo dhexmartey khilaaf . kooxo badan oo amaah kudoonayey baa jira ay kamid yihiin Barcelina iyo B . dortmond, hasa yeeshee ugudanbeyn wuxuu ogolaadey inuu udhaqaaqo kooxda Astonvilla.

saacadha soosocda ayaa larajaynayaa in uu uduulo magalada Aston villa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *