Wax ka ogow kulamada horyaalada waa weyn Liverpool vs AFC Bournamouth.sidokaleh Madrid oo dhelaysah manta

Maanta waxaa jirah ciyaaro badan oo qaarkood xamaasad leh .

kulanka wayn ee lawada sugayoh oo xamaasada gaarka ah wata waa kulan udhaxeeya kooxda Liverpool iyo kooxda sandka kooxaha waawayn wada garacdey ee AFC Bournomouth, Labadan kooxood ayaa hore uso dheeley kulankii hore waxaana guushi raacdey liverpool oo kubadisay 3 eber kaas oo kadhacay Anfield.

Maanta waxa Laguwada dheelayaa guriga kooxda AFC bournomouth, kulan waa kulan tijaabo adag unoqonayh kooxda liverpool oo rabta iney hogaanka sii dheereysato, iyada oo kafoganeysa inay kufto , madaama ay arsenal sigaabis ah ufadhidoh kaalinta labaad .kulanka oo galabta soogalaya xiliga saacada geesia afrika 6:00 ayaa dhamaan isha laguwada hayaa . Kulankan hadey liverpool badiso macno wayn buu ugu fadhiyaa , sababta oo ah waxa ay kagufbeysaa tijaabo la odhankaroh way adagtahay , madaama kooxda martida looyahay ay kooxaha waawayn ceebeysatey sanadkaan .

Sidokaleh waxa cawa ugumuhiimsan kulamadan laga dheelayoh horyaalada yurub kulanka udhaxeeyah ,Real madrid iyo Espanyol oo soaleysah saacada geeska afrika markey tahay 11:00 habenimo.

Madrid oo doneysa ineysan lumin wax dhibco ah hogaankana siidheereysato

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *