DEGDEG: isku aadka champions leaga oo lasoo saarey Real madrid vs Mancity.halkan hoose ka eeg kooxkasta kooxda ay ladhelaysoh

Waxaa hada lasoo saarey isku aadka champions leaga kaas oo ay kasoobaxeen kulamo aad uxiisa badan oo kamid yihiin

Realmadrid vs Mancity oo ah kulanka aad uxiisa badan oo lawada sugayoh inkastoo labada kooxood ay kujiraan marxalado iska ag dhaw.

kooxda mancity oo sanadkan aad ulidata dhawacyo iyo isbadal jir ahaanedba ayaa wajahaysa kooxda Real madrid oo ayadana dhawacyo iyo qaab ciyareed aad uliita kulamada qaar la imanysay .

sikastaba ha ahaatee labada kooxood waxa ay wada dheli doonana kulan uu midkood ugu gudbidoono wareega xiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *