MUXUU KAYIDHI MACALINKA REER SPAIN EE MANCHESTER CITY INUU MIDKOOD BAYERN MUNICH AMA REAL MADRID KU ADI DOONO WAREEGA 16 EE PLAY OFISKA.

Macalinka kooxda Manchester city ee Pep guardiola ayaa kahadleyy inuu midkood Bayern ama Real madrid kudhicidoono wareega 16ka ee play offka .

pep oo lahadlayah bahda saxafada kadib markay xaley ciyaartii ay soo dhaamtey oo ay usoo gudbeen wareega is reebreebka 16 , oo waliba qarka ufuuley inay kahadhaan koobka champions leaga . ayaa wuxuu dhahay :

Masahlana inaa wajahano kooxaha sida Bayern iyo Real madrid, waxaan ciyaridoonaa kulamo adag oo badan. waa tartan aan caadi ahayn markaad latartamaysoh koox ah boqorada yurub ee tartanka champions leaga iyo waliba koox kamid ah kooxaha ugu caansan tartanka champions leaga .

Hadalka tababaraha ayaa katurjumayah ixtiraam wayn ee uu uhayo kooxaha ay xifaltamayaan, madaama uu u arko inay kamidyihiin kooxaha maamula tartanka , islamarkaana yaqaana sida loolatartamo, laakiin soolaabashada city ee dhhaw ayaa halis galinaysa dhamaan kooxaha ay xifaaltamaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *