BREAKING:: PEDRI AYAA MAANTA YIMID INUU SAXIIXO HESHIIS CUSUB.

Kooxda Barcelona ayaa si rasmi a ushaacisay inay cusbooneysiisay qandaraaska ciyaryahhanka reer spain,pedri Gonzales , kaasoo dhacayah 30ka juun.

Pedri waa ciyaaryaan muhiim u ah Barcelona ,waana Lamahraan u ah kooxda tababare Hans Flick, waana sababata qandaraskiisa loocusbooneynsiiyey taasoo qayb ka ah qorshaha hormarinta kooxda ee mustaqbalka.

Barcelona ma asan shaacin qiimaha lagu brburinkaroh qandaraaska cusub ee Pedri , laakiin kahor cusbooneyntiisa waxay gaartey hal bilyan oo yuuro.

Waxaabaha uu kusoo bandhigay Barcelina inta uu joogay :

Waxa u kaqabqaatey 175 ciaarood .

waxa uu dhaliyey 24 gool.

wuxuu caawiye ka ahaa ( assist ) 17 gool.

wuxuu kula guuleystey 4 koob.

One thought on “BREAKING:: PEDRI AYAA MAANTA YIMID INUU SAXIIXO HESHIIS CUSUB.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *