
Hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka ee Nisa ayaa waxay ku jirtay sanadihii Ugu danbeeyay Sara u kac iyo Hormar xoogg leh taaso sababtay in la maareeyo amni darradii ka jirtay Gooba badan oo dalka ka tirsan haba ugu horayso magaalada muqdisho oo isku badashay goob amnigeeda laysku halayn karo intii xad ah taasoo kanabad gashay qaraxyadii,madax jabintii iyo wax kasta oo amniga caasimada lidi ku ahaa.
Hay’addu waxay unugyo gaara dhigtay daafaha magaalada kuwaasoo loogu tala galay inay shaqadooda ka qabsadaan gaadiidka iyo shaqsiyaadka sida qarsoodiga ah magaalada kusoo gala si ay uga qayb qaataan looguna adeegsado hawlaha Arabian ee amniga lidiga ku ah taasoo ay Hay’addu guul Wayn ay ka gaartay muqdishana ay ku noqotay magaalo nabdoon oo ka nabad gasha dhibaatooyinkii ay Madada dheer ay kusoo jirtay.
Qorshaha cusub ee Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Qaranku ay Soo kordhisay ayaa ah mid magaalada muqdisho looga mamnuucayo in wax hub ah lagu dhex wato ayadoo lagusoo daadiyay wadooyinka magaalada dharcad aan hubaysnayn amniga iyo la socodka dhaq Dhaqaaqa gaadiidka hubku uu saaranyahay ee shaqaalaha wataan iyo nooc walba oo hub si loo helo casimadd ka Caagan nooc walba oo hub si xasilooni waarta ay u gaaran dadka Mogdisho ku nool.
Agaasimaha Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qarank Mudane Abdullahi Mohamed Ali sanbaloolshe ayaa dadaal xoogg leh galinaaya sidii falalka amni darro ee dawladnimada somaalia kasoo horjeeda looga Takhlusi Lahaa dalkana looga xorayn lahaa kooxaha amniga qaranka lidiga ku ah.